Qaban-qaabo lagu soo dhoweynayo wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo saaka ka socota Guriceel

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu horkacayey oo maalmahan ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta ku sii jeeda degmada Guriceel ee isla gobolka Galgaduud. Madaxda Galmudug, Xildhibaano, odayaal dhaqameedyo, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale ayaa ayaa safarka madaxweynaha sidoo kale ku wehliya safarkiisa. Amaanka magaalada Guriceel ayaa si weyn loo xoojiyey, waxaana halkaas ku … Continue reading Qaban-qaabo lagu soo dhoweynayo wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo saaka ka socota Guriceel